Somalia oo loogu deeqay $143 milyan oo dollar iyo DF oo War ka soo saartay

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa ku tilmaamay waxa u wanaagsan ee uu maqli lahaa go’aanka uu Bangiga Adduunka ku ansixiyay 143 milyan oo dollar, lacagtaa oo lagu taageerray barnaamijka qaran ee taageerrada Dadka nugul ee Baxnaano. Bangiga Adduunka ayaa taageero dheeraad ah siinaya hindisahan ay … Continue reading Somalia oo loogu deeqay $143 milyan oo dollar iyo DF oo War ka soo saartay